Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay Heshiiskii ay gaareen Dowladaha Somalia iyo Itoobiya

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Heshiis magaalada Muqdisho ku gaareen Madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxa ayna Somaliland sheegeen in heshiiskaasi gaareen labo dowladood oo daris la ah. Wasiirka arimaha dibadda maamulka Somaliland Sacad Cali Shire  ayaa sheegay Heshiiska ay gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya in uusan waxbo ka khuseyn maamulkooda , waxa uuna xusay … Continue reading Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay Heshiiskii ay gaareen Dowladaha Somalia iyo Itoobiya